U bood dhigaalka

War Deg Deg Ah : Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay In Cumar Cabdirishiid U Magacaabay Ra'isulwasaaraha Soomaaliya

Sheeko:Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa hadda ku dhawaaqay in Cumar Cabdirishiid uu u magacaabay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya.

Cumar ayaa laf ahaantiisa hadal u jeedinaya saxaafadda.

 

Faahfaahinta Warkan la soco goordhow

Goobjoog News