U bood dhigaalka

War deg-deg ah: Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Somaaliya oo la gudbiyay

Sheeko:Baarlamaanka

In ka badan 90 xildhibaan oo ka tirsan Barlamaanka Federalka ee Soomaaliya, ayaa mooshin ka dhan ah madaxweyne Xasan Sheekh Mahmoud u gudbiyay guduunka golaha shacabka ah ee Soomaliya.

Xidhibaan Goodax Barre oo Goobjoog news warysi siiyay ayaa sheegay in mooshinkan ay oga dan leeyihiin in ay xilka ka qaadaan Madaxweynaha Soomaliya.

Goodax bare ayaa sheegay in ay madaxweynaha ku eedaynaan qodob ay ka mid yihiin in uu dastuurka jabiyay  “ hadii aan nuxurka kuu kormaro, waxuu jibiyay dastuurka oo la rabay in uu ilaaliyo ,musuqmaasuq , wuxuu burburiyay ciidanka qaranka maxaa yeelay in tuu joogay wuu dhismi wayayay ”

Hadii mooshanka la aqablo waxuu khatar galin doonaa madaxwaynaha Soomaliyaa Xasan sheekh Maxamuud oo  ay hadda u harsantahay wax ka yar hal sano.

 

Goobjoognews