U bood dhigaalka

War Deg Deg Ah : Qarax Ka Dhacay Wadada Warshadaha, Muqdisho

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay inta la xaqiijiyay qarax ka dhacay irida hore ee jaamacadda Simad laanteeda ku taala waddada warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Ilaa hada lamo ogu cidda rasmiga ah ee lala beegsady qarax iyo waxyeelada dhabta ah ii uu gaystay ka sakow labada qof ii la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa laga yaabo in uu ka dhashay waxyaabo horey ugu duugnaa meeshaasi.

Goobjoog kala soco wixii macluumaad ah ee ku soo bira qaraxa.

Goobjoog News