War Deg Deg ah : Xildhibaan Magan “Wax Mooshin oo La Qeybiyey Ma leh” (Dhageyso)

XildhibaanadaXildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada ayaa Goobjoog u sheegey in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey.

Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan ah la akhriyaa, kadib ayaa mooshinka la qeybiyaa, intaasina ma aysan dhicin” ayuu yiri.

Wuxuu qirey in ay jiraan waraaqo ay qeybiyeen xildhibaano kale.

Mar wax laga weeydiiyey waxa kasoo bixi kara kulanka baarlamaanka, ayaa waxa uu sheegey in aysan jirin wax kasoo bixi kara in aysan jirin.

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW