WAR DEG DEG AH:- Dhul gariir Mar Kale Ku Dhuftay Dalka Nepal

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay dhulgariir lagu qiyaasay 7.4-magnitude oo daqiiqado ka hor ku dhuftay dalka Nepal.

Dhulgariirkan waxaa uu saameeyay 18km Koofur Bari Kodari, arintan ayaa timid iyadoo dalkaasi uu la ildaran yahay dhibaato kasoo gaartay dhulgariirkii hore.

Dhulgariir 7.8-magnitude ayaa ku dhuftay dalkaasi April 25, waxaa ku dhintay 8,046, waxaa ku dhaawacmay in ka badan 17,800.

Wixii faahfaahin ah: www.goobjoog.com

Related Articles

42 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW