U bood dhigaalka

War Degdeg ah: Qaraxyo Gilgilay Dundida Carabta

Sheeko:Dalka

19 qof ayaa ku dhimatay weerar lagu qaaday labo Hotel oo kuwa ay degan yihiin dalxiisayaasha ah dalkaasi Tunis ee waqooyiga Afrika.

Qaraxyadan ayaa ka dhacay deegaanka Susa ee Bariga dalkaasi, sidaa waxaa sheegay Telefishinka dalkaasi.

Dhinaca kale, dalka Kuwait caasimadiisa Kuweit, Waxaa lagu qarxiyay Masjid ay Shiicada isugu tagaan ugu yaraan 4 qof ayaa halkaas ku dhimatay, ilaa iyo hadda cidna ma sheegay weerarkan.