U bood dhigaalka

War Saxaafadeed: Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Ka Shaqeyn La’ Gacmo Aan Dastuuri Aheyn

Sheeko:Dalka

Guddiyada dib u eegista dastuurka oo kala ah: guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka ee BFS iyo  guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka oo maanta war saxaafadeed soo saarey ayaa sheegay in aaney qaban shaqo badan oo laga sugayey, iyaga oo eedda dusha ka saarey waxa ay ugu yeereen”Gacmo badan oo aan dastuuri aheyn, oo gacmaha kula jira howlaha dib u eegista dastuurka.

Qoraalkan Guddiga Oo Dheeraa waxaa uu u qornaa sidan: