Warar dheeraad ah oo laga helay askar lagu dilay duleedka Baladweyne (Dhageyso)

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Laba askari oo shalay gelinkii dambe lagu dilay duleedka magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan.

Askartaasi la dilay ayeey wararku sheegayaan in ay ahaayeen kuwo si gaar ah u hoostagaayay gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha Bulshada ee maamulka gobalka Hiiraan.

Askartaan ayaa la sheegay in ay ku dhinteen iska hor imaad ka dhacay duleedka magaaladaasi, waxaan wararka ay sheegayaan in dilkooda uu ka dambeeyay ka dib weerar Al-shabaab halkaasi kusoo qaadeen.

Gudoomiyaha magaalada Baladweyne Maxamed Qalaafoow ayaa sheegay in hadda amaanka guud ee Magaaladaasi iyo nawaaxigeeda yahay mid aad u degan, islamarkaana la’isku haleen karo.

Halkaan hoose ka dhageyso.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW