U bood dhigaalka

Waraysi:- Xuseen Macallin Oo Faah Faahin Ka Baxiyay Warbixintii Ka Soo Baxday Machadka Hiraal

Sheeko:Amniga

Xuseen Macallin Maxamuud oo ah agaasimaha Machadka Hiraal oo wax ka qora arrimaha amniga fadhigiisuna yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal uu soo saray 18-July 2020 waxaa lagu sheegay inuu jiro hoos u dhac dhinaca weerarada Al-shabab.

Halkan Ka Aqriso Qoraalka Ka Soo Baxay Machadka Hiraal

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/akhriso-hiraal-oo-ka-hadleysa-hoos-u-dhaca-weerarada-al-shabaab/

Sidoo Kale Halkan Ka Daawo Waraysi Uu Xuseen Macallin Siiyay Goobjoog 

Goobjoog News