U bood dhigaalka

Waraysi-Yuusuf Jimcaalle “Muqdisho Waxaa Ku Soo Batay Dil-Wadareed”

Sheeko:Amniga

Guddoomiyihii hore Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in Muqdisho ay ku soo batay dil-wadareed wuxuuna sababtaas ku qeexay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo joojiyay dilalka qisaasta.

Halkan Ka Daawo Waraysiga Yuusuf Jimcaale Siiyay Goobjoog

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/204836654288678/

Goobjoog News