U bood dhigaalka

Warbixin:-Ma jiro Qodob Dastuuri Ah Oo Muddo U Cayimaya Soo Magacaabista Raiisulwasaaraha

Sheeko:Amniga

Maanta ayaa laga joogaa 30 maalin markii xilka laga qaaday ra’iisul wasaarihii hore Xasan Cali kheyrre waxaana la sugayay in Madaxweyne Farmaajo soo magacaabo ra’iisul wasaare soona dhisa xukuumad sii wadda hawlaha dowladda inta ka dhimman muddo-xileedka dowladda nabad iyo nolol.

Daawo Warbixin Ku Saabsan Magacaabista Raiisulwasaaraha

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2663569860550281/

Sidoo Kale Aqriso Xogta Magacaabista Raiisulwasaaraha Oo Faah Faahsan

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/ma-jiro-qodob-dastuuri-ah-oo-muddo-u-cayimaya-soo-magacaabista-raiisulwasaaraha/

Goobjoog News