U bood dhigaalka

WARBIXIN :Xogta Safarka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ee ku wajahan Jabuti

Sheeko:Dalka

Waxaa  lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal, wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Sabriye iyo xubno kale .