U bood dhigaalka

WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015

Sheeko:War

Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa  uga barateen iney  soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii ku yimaada, gaar ahaan sarifka lacagaha qalaad sida uu ahaa  iyo  isbedbedelka ku dhaca sarifka lacagaha ma daganayaasha ah loo yaqaan.

Waxaan had iyo jeer xog aruurintan xoogga ku saarnaa sarifka  lacagaha madaganayaasha ee loogu isticmaalka badan yahay suuqyada aduunka gaar ahaan dalkeena, sida Doolarka, Bownka, Yuuraha, Dirhamka, Yiyaalka  Sacuudiga, Birta Itoobiya, Shillinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.

Si kastaba xog aruurinta sarifka lacagaha qalaad ee aan kor ku soo  xusnay waxay daaha ka rogeysaa isbedbedelka laga dareemay lacagaha madaganayaasha ah marka loo eego heerarkooda qabashada iyo bixinta .

Halkan ka Akhri Warbixinta oo Dhameystiran:

WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM. bisha september,2015.okay ah