Bil kasta GOOBJOOGFM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishiitagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid ah:- Doolarka maraykanka, yuuraha yurub, poundka Britain, riyaalka sacuudi, Dirharka imaaraatka, Birta Itoobiya, Shilinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.
Hoos ka aqriso warbixinta oo dhameystiran:
Warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog FM (August)