U bood dhigaalka

Warbixinta Ganacsiga Billaha ee Goobjoog News

Sheeko:War

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog, waxayna warbixinta quseysaa sidii uu xaalka ahaa bishii May sanadka 2015-kii

Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso, warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga bil walba koror iyo hoos u dhac wixii ku yimaada, gaar ahaan sarifka lacagaha qalaad sida uu ahaa iyo isbedbedelka ku dhacay sarifka lacagaha ma daganayaasha ah loo yaqaan.

Hoos Guji si aad usii akhrisatid warbixinta oo dhameystiran

WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM Bishii may 2015

WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM Bishii may 2015