U bood dhigaalka

Wareysi : Qeybtii labaad oo Wareysi Aan La Yeelanay Wariye Yoonis Cali Nuur

Sheeko:Dalka

Yoonis Cali NuurHalkani waxaan idinkugu soo gudbineynaa qeybtii labaad oo wareysi wariyaheena magaalada Hargeysa Cumar Seerbiya uu la yeeshey saxafiga caanka ah Yoonis Cali Nuur oo horey oga soo shaqeeyey warbaahinta Soomaalida kuwooda ugu waaweyn muddo dheer.

Yoonis Cali Nuur ayaa ah waayo-arag saxaafadeed oo kasoo shaqeeyey Radio Muqdisho, wakaaladdii wararka ee SONNA iyo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.

Wuxuu wariyaheena oga waramayaa caqabadihii iyo waxyaabihii uu kasoo maray intii uu ku jirey xirfadda saxaafadda oo ahayd wax ka badan 30 sano.

Dhageysi Wacan

Goobjoog News