U bood dhigaalka

Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa oo Muqdisho Ku Geeriyooday

Sheeko:Amniga

Allah unaxariisee waxaa degmada Kaxda ku geeriyooday Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa, kaas oo kamid ahaa saxafiyiinta Soomaaliyeed muddo ku sugnaa dalka kana soo shaqeeyay,

Safiga ayaa waxaa la sheegayaa in aysan jirin xanuun uu mudooyinkii dambe la jiifay, laakiin uu u geeriyooday xanuun kusoo booday, sida ay sheegayaan asxaabta iyo Ehelkaba.

Goobjoog News