U bood dhigaalka

Wariye Ka Tirsan Radio Daljir oo Lagu Xiray Boosaaso

Sheeko:Amniga

Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa goordhow xabsiga dhigay wariye Maxamed Lucky oo ka tirsanaa radiyo dalka Daljir.

Xariga wariyaha ayaa waxaa la sheegayaa iney ka dambeysay kadib  markii maanta Radiayaha laga sii daayey Libiri kusoo caariyey xeebta Bosaaso.

Radiyaha ayaa  waxaa laga baahiyey in Libirigii soo caariyey ay qaliin ku sameeyeen ciidamada Badda Puntland oo ay taageerto Imaaraadka oo gacanta ku haayo Dekadda Boosaaso.

Goobjoog News