U bood dhigaalka

Warqadii ay Ra'iisul wasaaraha maanta u qoreen qaar ka mid ah wasiiro ku xigeenada iyo Sedax Wasiiro dowlayaal (AKHRISO)

Sheeko:Dalka

Waxaa maanta Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya loo gudbiyay warqad loogu soo jeedinaayo in uu is casilo, taa oo ay gudbiyeen 17 ka mid ah wasiiro ku xigeenada Xukuumada Soomaaliya iyo Seddax wasiiro dowle.

Qoraalkaan oo aynu helnay ayaa lagu dalbanayaa in Cabdiweli uu is casilo, islamarkaana uu tixgeliyo duruufaha dalka uu haatan ku jiro, waa sida qoraalkaan ku cad.

Halkaan hoose ka dhageyso, Wasiir ku xigeenka Arimaha dibadda Mahad Maxamed Salaad oo akhrinaaya warqadaan.

Halkaan hoose ka Akhriso Warqadda ay xubnahaan qoreen:-

Cadeyn1

Cadeyn2

Goobjoog News