U bood dhigaalka

Wasaaradaha Kuluumeysiga Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo 4 Qodob Ku Heshiiyey

Sheeko:Dalka

Wasaaradaha Kaluumeysiga ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ku heshiiyay in ay wada shaqeyn yeeshaan, meel looga soo wada jeesto kaluumeysiga sharci-darada ah, dakhliga ayaa sidoo kale lagu heshiiyey, is dhaafsiga macluumaadka, iyo dhismaha hey’ad cilmi baaris iyo hey’adda kaluumeysiga Soomaaliyeed ayaa ka mud ah waxyaabaha lagu heshiiyay.

Akhriso, Qoraalka Oo Dhameystiran: