U bood dhigaalka

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Mamnuucday In Hubka Lala Galo Gudaha Garoonka Aadan Cadde

Sheeko:Amniga

War-safaadeed kasoo baxay wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey in gudaha garoonka Aadan Cadde lala galo hub, waxaana arrintaan lagu sheegay xaqiijinta amniga garoonka sida lagu xusay qoraalka wasaaradda ay maanta soo saartay.

Halkaan Ka Akhriso:

Goobjoog News