U bood dhigaalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Kasoo Saartay Wadahadallada Galmudug Iyo Ahlu-sunna

Sheeko:Dalka

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wadahadallo aan natiijo kasoo bixin oo Muqdisho ku yeesheen Ahlu-sunna iyo Galmudug.

Wasaaradda ayaa soo jeedisay 9 qodob oo ay u aragtay iney waxtar u leeyihiin wadahadallo rasmi ah oo Labada dhinac ah yeeshaan.

Qoraalka ayaa sidan u qoran:

Wasaaradda