U bood dhigaalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Soo Saaratay Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada

Sheeko:Dalka

Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo federalka  Xukuumadda Soomaaliya ayaa  soo saaratay Mabaadii’da iyo Habraaca guud ee Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada.

Xeerkaan ayaa ah mid quseeya mabaadii’da iyo hanaanka ay u dhacayaan doorashooinka dowlad-gobaledyada xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Soomaaliya .

Xeerkaan ayaa waxa uu ka soo baxay wafiiska wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka Soomaaliya Cabdi maxamed Sabriye.

Halkaan ka aqriso