U bood dhigaalka

Wasaaradda Caafimaadka oo Sharaxday Heerka Diyaargarowga Coronaviruses

Sheeko:Caafimaadka

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta war ka soo saartay xaaladda cudurka Coronaviruses oo kiisaska ku saabsan laga diiwaan geliyey dhowr wadan oo caalamka ah iyada oo sharaxday diyaar heerka garowga.

                                                          Halkaan ka Akhriso

 

Goobjoog News