U bood dhigaalka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Ee COVID-19

Sheeko:Caafimaadka

Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo maanta shir jaraaid qabatay ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey dalka ee xanuunka Coronavirus  iyadoo  shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay tagaan goobaha lagu baaro xanuunka sida Isbitaalka Martiini.

Halkaan ka Daawo Hadalaka  Wasuurka.

https://www.facebook.com/DalmarDaacad25/videos/962430997505990/?t=17

Goobjoog News