U bood dhigaalka

Wasaaradda Cadaaladda: Guddiga La Dagaalanka Musuqa Lama Dhisi Karo Iyadoo…

Sheeko:Dalka

Wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aan la dhisi karin guddiga la dagaalanka Musuq Maasuqa iyadoo aan la meelmarin sharciga la dagaalanka Musuqa.

Hadalkaan waxaa sheegay wasiirka wasaaradda Xasan Xuseen Xaaji, isaga oo intaasi raaciyey in muhiimadda Koowaad tahay in sharcigan uu baarlamaanka ansixiyo kadibna uu madaxweynaha saxiixo.

Markii intaas ay dhacdo ayuu sheegay in la qaban doono araajida xubnaha doonaya iney ka mid noqdaan guddigan.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News