Wasaaradda Waxbarashada Oo Baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Ah

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa baahisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah, kaasi oo ay qaadeyso wasaaradda.

wasaaradda ayaa sheegtay in Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada sare la qaadi doono 19 Bishan May.

Haddaba halkan ka akhriso Jadwalka Imtixaanka oo ay soo dhajisay Wasaaradda Waxbarashada.

 

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW