U bood dhigaalka

Wasaaradda Waxbarashada oo imtixaan Mideysan Ardeyda Ka Qaadesya 25 sano kadib

Sheeko:Dalka

Arday  Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay galaan Imtixaanka Shahaadiga ee ay Wasaaradda Waxbarashada Waxbarashada ka qaadeyso ardayda dhigata Dugsiyada sare ee bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya.

Ardayda ayaa Maamlihii la soo dhaafay qaaday Kaararka Aqoonsiga ee Imtixaanka lagu galayo, iyadoo maanta oo Isniin ah imtixaan lagu galayo Muqdishu iyo Gobolo kale.

Gobolada ay wasaaradda Waxbarashada Imtixaanka ku qaadi doonto, waxaa ka mid ah Mudug, Galgauduud iyo Hiiraan.

Waxaa jira khilaaf u dhaxeeyay Dalladaha Waxbarashada dalka iyo dowladda oo ku aadan arinta imtixaan qaadista, Waxaa kaloo jira in ardayda dhamaantood aanaey heysan Kaararka Imtixmaanka.

Wixii Faahfaahin ah: Kala Soco Goobjoog News