U bood dhigaalka

Wasaaradda Waxbarashada oo Qaadeysa Imtixaannada Dugsiga Sare

Sheeko:Amniga

Waxaa maanta qeybo badan oo dalka ah ka dhacaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee mideysan kaas oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ah.

Maamul goboleedyada, oo laga reebay Puntland ayaa ka mid ah meelaha lagu galayo imtixaannada, sida kuwa Hirshabelle, Galmudug, Koofurgalbeed, Jubbaland iyo gobolka Banaadir.

Waxaa la filayaa in la adkeeyo amniga goobaha imtixaanka

Goobjoog News