Wasiir Cawad Oo Nuqul Ka Mid Ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka Ergada Midowga Yurub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Nicolás Berlanga Martinez.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa uu carabaabay sida uu ugu qanacsanyahay xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub, isagoo ku nuux nuuxsaday in Midowga Yurub ka mid yahay bahwadaagta ugu muhiimsan ee mashaariicda horumarinta iyo dib-u-dhiska dalka.

Wasiirka iyo Safiirka cusub ee Midowga Yurub ayaa is dhaafsaday dhowr aragti iyo hindisooyin lagu xoojinayo, laguna horumarinayo xiriirka ujeeddooyinka badan leh si loo taageero geeddi-socodka nabadda iyo dib-u-heshiisiinta iyo in la hirgeliyo, lana dardargeliyo ldhammaan heshiisyada labada dhinac saxiixdeen iyo dabagalkooda.

Related Articles

38 Comments

  1. [url=https://edpillscanada24.com/#]generic ed pills[/url] – online ed meds
    [url=https://zithromax10.com/#]zithromax 1000 mg online[/url] – zithromax generic cost
    [url=https://propeciafavdr.com/#]finasteride hair[/url] – buy propecia without a prescription

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW