U bood dhigaalka

Wasiir Goodax Oo Putnland Ka Raali geliyay Hadal Hadal Uu Horay U Sheegay

Sheeko:Dalka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Puntland ka raali galiyay hadalkii gafka ahaa ee uu ujeediyay.

Qoraal laga soo saaray Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Somaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliya uu raali gelin buuxda uu siinaayo shacabka & Ardayda Puntland.

Goodax Barre ayaa hadalkii uu ugu gafay Puntland wuxuu ahaa inuu fashilmay Imtixaanka Deeganada Maamulka Puntland, arrintaasi oo sababtay in Puntland si wayn uga caroodaan.

Goobjoog News

Halka ka aqriso