U bood dhigaalka

Wasiir Maxamed Abuukar Islow Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Go’aankii Xilka Looga Xukuumadda

Sheeko:Amniga

Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle kana mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in sharci daro ay tahay go’aankii xillka looga qaaday Xukumadda uu hogaamiyo Raysal wasaare Xasan Cali Kahyre.

Halkan Ka Daawo Wasiir Maxamed Abuukar Islaw Oo Ka Hadlay Xarunta Golaha Shacabka

Goobjoog News