Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya”

Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse oo ka hadlayay muhiimada ay lee yihiin ciyaaraha Gobolada ayaa sheegay in sanadkan maamulkiisa uu wax badan ku soo kordhin doono,kan duwanyahay kuwii sanadihii hore,waxayna taas qeyb ka tahay is badalka muuqda uu la yimid Wasiir Xamse Saciid labadii bil uu joogay Wasaaradda Isboortiga iyo dhallinyarada … Continue reading Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya”