Wasiir Xamse “Wasaaradda Ciyaaraha Soomaaliya Waxaay Diyaar U Tahay Garabsiinta Xiriirka Minifootboolka”

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gabgabeeyay koob lagu xusayay todobaadka xoriyada,waxaana iska kaashaday Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya iyo Xiririirka kubad cagyaraha Soomaaliya,ciyaartii fiinalaha waxaa wada dheelay kooxaha Al-Jazeera iyo Nadabada,waxaana munaasabadii xeritaanka ka soo qeyb galay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid,guddoomiyaha Xiriirka kubad cagyaraha Soomaaliya Xaaji Aadan Cabdulle iyo mas’uuliyeen oo kale … Continue reading Wasiir Xamse “Wasaaradda Ciyaaraha Soomaaliya Waxaay Diyaar U Tahay Garabsiinta Xiriirka Minifootboolka”