Wasiirka amniga xukuumadda federalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in dib loo furo Terminal-ka Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasiirka in laga salgaaray sababihii keenay in la xiro Tarminalka, maadaama laga fuliyo adeegyo muhiim u ah garoonka.
Goobjoog News