U bood dhigaalka

Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka: Qabaa’ilka Hiiraan Dega waxay aqbaleen Wareegtadii Madaxweynaha

Sheeko:Dalka

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Odowaa oo shir jar’aaid ku qabtay Baledweyn ayaa sheegay in ay halkaas u tageen sidii loo  dhameyti lahaa wada hadalka dagaalka ka dhacay halkaas

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhaadhicin lahaa beela dega in shirka maamul u sameynta lagu qabto magaalada Jowjar iyo caasimadda noqoto magaalada Buulo-Barde ee gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo 3 maalin booqasho ku joogay xarunta Hiiraan ee beledweyn ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay soo gaaraan caasimadda Muqdisho.

Goobjoog News