Wasiirka Dastuurka Federaalka oo Ka Qeybgalaya Shirka Ansixinta Dastuurka Jubbaland

Wasiirka dastuurka dowladda federaalka ayaa ka dagay magaalada Kismaayo halkaasi oo uu ka qeybgalayo shirka lagu ansixinayo dastuurka Jubbaland ee dhawaanta la qorey.

Dastuurka ayaa waxaa ansixinaya illaa 300 ergo, waxaana dastuurka la galiyey la tashi dadweyne.

Madax kale oo ka kala socota Puntland iyo Ra’isulwasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi ayaa ka qeybgalaya shirka ansixinta dastuurka.

Goobjoog News

Related Articles

4 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW