Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab.
Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso  in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab