• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Sunday, April 18, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

    Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay

    Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

    Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

  • Warbixinno

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo

    Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay waxqabadka dowladda Federaalka ee Todobaadkii lasoo dhaafay (War-saxaafadeed)

      November 29, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 10 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      DhuxuloowMogadishu, 29 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Xoojinta Doorka Dumarka, Dib u habeynta Gaadiidka ka howlgala Dekedda, Qaadista jid-gooyooyinka sharci darada ah, Horumarka Dhalinyarada Soomaaliyeed, dayactirka waddooyinka Muqdisho iyo Shabeelaha Dhexe, xoojinta wadashaqeynta AMISOM iyo QM, doorka warbaahinta ee ka hortagga xagjirnimada, wacyigelinta dhaqanka Soomaaliya, iyo horumarka qorshaha xasilinta Dalka.

      Midowga Afrika oo xoojineysa doorka dumarka

      Wasiirka Warfaafinta oo hadalkiisa ku bilaabay Xoojinta doorka Dumarka ayaa yiri “Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Dumarka, Nabadda iyo Amniga Ms. Bineta Diop ayaa Muqdisho soo gaartay 25kii November oo ay 4 maalmood oo booqasho rasmi ah ay ku timid oo ay ugu kuurgaleysay xaalada dumarka, arrimaha nabadda iyo amniga ee Soomaaliya. Booqashadeeda ayaa waxey calaamad weyn u tahay sida ay Midowga Afrika uga go’antahay sidii loo xoojin lahaa amniga, nabadeynta iyo doorka dumarka ee dhanka horumarka. Mudadii ay joogtay waxey kulamo la qaadatay madaxda Qaranka, Wasiirada qaarkood, ururada bulshada rayida iyo dumarka Soomaaliyeed, iyadoo dooneysay inay fahamto xaalada dhabta ah ee Soomaaliya, gaar ahaan doorka dumarka, rabitaankooda iyo horumarka ay ku tallaabsadeen. Arrimaha xooga lagu saaray booqashadan ayaa aheyd sidii Midowga Afrika ay u xoojin lahaayeen inay kaalin ka geystaan doorka dumarka iyo sidii dumarka ay uga qeybqaadan lahaayeen arrimaha siyaasadda, nabadeynta iyo horumarka dalka. Waxeyna hoosta ka xariiqda sida aan loogu dulqaadan karin in dumarka loo geysto tacadiyo, iyadoo ay jireen eedeymo loo soo jeediyey ciidanka AMISOM. Wasiirka Gaashaandhiga, Mudane Mohamed Sheikh Hassan ayey Muqdisho kula wada hadleen warbaahinta una sheegeen inay ka go’antahay sidii loo tayeyn lahaa ciidanka Soomaaliyeed si ay amniga dalka u sugaan.”

      Dib u Habeynta Gaadiidka ka howlgala Dekedda

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey dib u habeynta gaadiidka ka howlgala Dekedda Muqdisho ayaa yiri “Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa 25kii November 2014 Muqdisho kulan kula yeeshey guddi ka socday iskaashatada iyo shirkadaha gaadiidka kaasi oo ku saabsanaa sidii dib u habayn loogu sameyn lahaa gaadiidka xamuulka ee ka howlgalla dekedda Muqdisho. Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel ayaa warbixinno ka dhageystay guddiga Iskaashatada iyo shirkadaha gaadiidka, kuwaasi oo ku saabsanaa cabashooyin ku aadan howlgalka Gaadiidka Xamuulka ee Dekedda Muqdisho. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Saciid Qoorsheel ayaa tilmaamay in Hadafka uu yahay in baabuurta ay u sinaadaan howlaha dekadda, isla markaana aysan jirin cid si gooni ah dekadda uga shaqeysan karta, in baabuurta ay noqoto baabuur shaqeyn karta, waxaana la isla meel dhigay sidii dib u habayn loogu sameyn lahaa nidaamka ay uga dhex shaqeysanayaan gaadiidka Dekadda Muqdisho.”

      Qaadista Jid-gooyooyinka Sharci Darada ah

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey jid-gooyooyin sharci daro ah oo laga qaaday waddooyinka ayaa yiri “Magaalada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa 25kii November 2014 looga hadlay sidii loo sii xoojin lahaa qaadistii jid-gooyooyinka sharci darada ah ee inta u dhaxeysa Afgooye iyo Wanlaweyn oo ciidamada Dowladda ay beryahanba wadeen dadaal tallaabo looga qaadayo dadka caadeystay inay lacago sharci darro ah ay ka qaadaan dadka iyo gaadiidka isticmaala wadada. Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, masuuliyiinta Gobolka iyo saraaskiisha ciidamada dowladda. Arrimaha laga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa sidii loo xaqiijin lahaa ammaanka waddada oo dhawaan ay ciidamada dowladdu ka ceyriyeen maleeshiyaad dadka ku dhibaateyn jiray. Ugu danbeyntii waxaa la isla gartay in guddi gaar ah loo saaro kormeerka waddada isku xirta Afgooye iyo Wanlaweyn, kaas oo la shaqeyn doona ciidamada XDS.”

      Horumarka Dhalinyarada Soomaaliyeed

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey horumarka dhalinyarada ayaa yiri “25kii November ayaa magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay dood cilmiyeed ay isugu yimaadeen dhallinyaro ka kala socotay magaalooyinka Muqdisho, Marka iyo Baraawe, kaasi oo looga hadlayay sidii loo sameyn lahaa dallad isku xirta dhallinyarada Soomaaliyeed. Dood cilmiyeedkan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda wadahadalka CCD, waxaa ka soo qeyb galay in ka badan boqol dhallinyaro oo ka kala socota gobolada Banaadir iyo Sh/hoose, madax ka tirsan maamulka Marka iyo Baraawe, waxayna ka hadleen muhiimadda ay u leedahay in dhallinyaraada Soomaaliyeed loo sameeyo dallad isku xirta si ay horumarka iyo nabadda dalka uga qeyb qaataan. Taliye K/Xigeenka Booliska magaalada Marka Cusmaan Sheekh Cali ayaa sheegay in dood cilmiyeedkaan uu yahay mid muhiim weyn u leh dhallinyarada, isagoona sheegay in dhallinyarada ay ku gaari karaan yoolkooda. Guddoomiyeyaasha dhallinyarada Marka, Barawe iyo Banadir ayaa dood cilmiyeedkan ku tilmaamay mid ay dhalinyarada uga tashanayaan aayahooda, doonayaana inay wadashqeyn fiican yeeshaan oo ay ku midoobaan dalad u dooda xuquuqdooda.”

      Dayactirka Waddooyinka Shabeelaha Dhexe & Muqdisho

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey dayactir lagu sameeyey waddooyinka Jowhar iyo Muqdisho ayaa yiri “Dowladda Federaalka waxey ahmiyad gaar ah siineysaa dayactirka waddooyinka si ay shacabka ugu sahlanaato isu socodka, isla markaasna loo xoojiyo horumarka ganacsatada. Degmooyinka Jowhar iyo Warta Nabadda ayaa waxaa si xowli ah uga socda Dayactir ballaaran. 25kii November 2014 ayaa Jowhar laga bilaabay dayactirka buundada Jowhar. Wadada laamiga ah ee Buundada Jowhar ayaa waxaa ka socda dayactir ballaaran. Buundada Jowhar oo kala qeybisa xaafadaha Hantiwadaag iyo Horseed ayaa waxay udub dhexaad u tahay isu socodka wadada dhinaca waqooyi bari iyo koofur galbeed magaalada. Dhanka kale degmada Warta Nabadda ayaa laga bilaabay dayactir ballaaran oo waddooyinkii ay roobabka waxyeelada u geysteen lagu dayactirayo.”

      Wadashaqeynta AMISOM iyo QM oo la sii xoojinayo

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey xoojinta wadashaqeynta AMISOM iyo QM ayaa yiri “AMISOM iyo Qaramada Midoobay Xafiiskiisa Isku xirka (OCHA) ayaa 25kii November 2014 waxey ku dhawaaqeen Tilmaamo gaar ah oo lagu maamulayo wadashaqeynta iyo xiriirka AMISOM iyo QM si ay u sahlanaato in gar-gaarka bani’aadanimo si dhaqsi leh loo gaarsiiyo dadka ay dhibaatadu heysato. Xafladdan ayaa waxaa joogay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa AMISOM Ambassador Maman S. Sidikou iyo Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM una qaabilsan dhanka isku xirka iyo gar-gaarka bani’aadanimo Mr. Philippe Lazzarini. Tilmaamahan gaarka ah ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta iyo isku-xirka labada hay’adood. Madaxa AMISOM ayaa xaqiijiyey sida ay AMISOM uga go’antahay sidii shacabka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa gar-gaar bani’aadanimo. Heshiiskan ayaa la aaminsanyahay inuu xoojinayo wadashaqeynta, is-faham iyo sidii sida ugu dhaqsiyaha badan gar-gaarka loo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed.”

      Doorka Warbaahinta ee ka hortagga Xagjirka

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey doorka warbaahinta ee ka hortaga Xagjirnimada ayaa yiri “Bahda warbaahinta ayaa 23kii November 2014 yeeshay kulan dood iyo wadatashi ah ee ku aadan doorka warbaahinta ee ka hortagga in dhalinyarada ay noqdaan xagjir. Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen 40 bahda warbaahinta iyo bulshada rayidka ah iyo xubno ka socday dowladda, ayaa diirada lagu saaray sidii warbaahinta ay kaalin muuqda uga qaadan laheyd in dhalinyarada aysan ku biirin kooxaha argagaxisada. Barnaamijkan ayaa waxaa soo wada qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) iyo SIMHA, iyadoo Xarunta Wacyigelinta Bulshada (CCA) ay taageertay barnaamijka. Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow oo furay kulanka ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda kulanka kuna tilmaamay in warbaahinta ay door weyn ka qaadato wacyigelinta bulshada siiba dhalinyarada in laga reebo inay ku biiraan kooxaha xagjirka ah. Wasiirka ayaa sheegay in Dowladdu ay ku dadaaleyso sidii dhalinta shaqo loogu abuuri lahaa bacdamaa shaqo la’aanta ay keeneyso inay ku biiraan kooxaha argagaxisada ah. Xogahayaha Guuud ee NUSOJ, Maxamed Ibrahim iyo Guddoomiyaha CCA, Maxamed Cajiib ayaa ku nuuxnuuxsaday in si deg deg ah loogu baahan yahay in warbaahinta ay istraatejiyad cad-cad ka yeeshaan sidii dhalinta Soomaaliyeed looga wacyigelin lahaa qatarta xagjirnimada, isla markaasna loogu abuuri lahaa barnaamijyo wacyigelineed oo muhiim u ah nabadeynta dalka.”

      Wacyigelinta Bulshada iyo dhiirigelinta Dhaqanka

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Wacyigelinta iyo dhiirigelinta dhaqanka ayaa yiri “26kii November 2014 ayaa Muqdisho lagu soo bandhigay wacyigelin iyo dhiirigelin ku aadan dhaqanka Soomaaliyeed. Xafladan oo habeen lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Hay’ada Wacyigelinta Bulshada (CCA). Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ka qeybgalo xafladan muhiimka u ah dhaqanka. Munaasabadan ayaa lagu muujinayay ahmiyadda uu ummadda u leeyahay dhaqanka iyo hiddahooda, iyo sida loogu baahanyahay in dhalinyarada lagu wacyigeliyo weyneeynta dhaqanka iyo hiddaha ay dhaxalka u leeyihiin. Xafladdaas oo loogu magacdaray habeenka dhaqanka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay qaar ka mid ah ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ee laga ciyaaro gobollada dalkeenna. Ujeedada xafladaasi ayaa aheyd sidii dhalinyarada loogu wacyigelin lahaa sare u qaadida dhaqanka iyo hiddaha suuban ee Soomaaliya. Waxaan ku dhiiri geliyey dhalinyarada inay bartaan dhaqankooda iyo hiddaha si ay ugu faanaan isla markaasna ay uga celiso falalka xagjirnimada iyo argagaxisada.“

      Horumarka Qorshaha Xasilinta Dalka

      Wasiirka Warfaafinta oo ugu danbeyntii ka hadlay horumarka Xailinta Dalka ayaa yiri “Dowladda Federaalka ayaa in mudo ahba waday Barnaamijka Xasilinta Dalka oo si xowli u socda. Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo qabqabtay maliishiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo hub ay la damacsanaayeen inay waxyeelo u geystaan shacabka. Dhanka kale Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobollada Baay, Bakool iyo Gedo ay ku soo qabqabteen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Gen. Ibraahin Yarow oo ah taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka XDS ayaa sheegay in howlgallada ay kusoo qab qabteen tiro maleeshiyaad ah oo jid gooyooyin u taalay waddooyinka. Howlgaladan ayaa ah kuwo si joogta ah horumar looga sameynayo tanoo sii xoojineysa amniga iyo nabada ka hirgashay dalka. Wuxuu tilmaamay Gen. Ibraahin Yaroow iney wada shaqeeyn iyo taageero buuxda ay ka heleen shacabka, taasina ay u fududeeysay iney ku guuleeystaan howlgallada ay ka wadaan gobolladaasi.”

      Wasaarada Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha, media@moi.gov.so

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm

      Next Post

      WAR DEG DEG AH: Degmada Afgooye oo lagu dilay nin la shaqeynayey maamulka degmadaasi

      WARAR DHEERAAD AH

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle
      amaanka

      April 18, 2021
      Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay
      amaanka

      Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

      April 18, 2021
      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay
      amaanka

      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

      April 17, 2021
      amaanka

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021
      Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda
      amaanka

      Madaxweynaha Jubbaland Oo Taliyayaal Cusub U Magacaabay Booliska iyo Nabad Sugidda

      April 17, 2021
      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada
      amaanka

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      April 17, 2021
      Load More
      Next Post

      WAR DEG DEG AH: Degmada Afgooye oo lagu dilay nin la shaqeynayey maamulka degmadaasi

      WAR DEG DEG AH: Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay xubnaha gudiga doorashada ee maamulkaasi

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa...

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      April 17, 2021
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      April 18, 2021
      Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay

      Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

      April 18, 2021
      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

      Baarlamaanka Puntland Oo Ka Horyimid Mudda Kordhinta Farmaajo Loo Sameeyay

      April 17, 2021

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 448,973 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW