U bood dhigaalka

Wasiirkii Arrimaha Dibadda Oo Shaqada Laga Joojiyay

Sheeko:Amniga

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya kadib markii uu fasaxa markab dhuxul sharci darro ah waday.

Rooble ayaa ka horyimid go’aanka uu wasiirka ku fasaxay markab dhuxul sharci darro ah waday oo ku xayiran xeebaha dalka Cummaan.

Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegay in qorshaha markabka uu ku fasaxay wasiirka uu qatar ku yahay sharciga dalka iyo kan caalamka ee dhoofinta dhuxusha.