U bood dhigaalka

Wasiirkii Dekedaha Puntland Oo Loo Doortay Senator Aqalka Sare Ah

Sheeko:Amniga

Maxamed Cabdi Majiino ayaa ku guuleystay kursiga seddaxaad ee doorashooyinka Aqalka Sare ee dowlad gobaleedka Puntland.

Senator Majiino ayaa waxaa u tanaasulay musharax Maxamed Geeddi Maxamuud isagoo sheegay in uu doorashada ka haray.

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in musharax gaagaab uu ku guuleystay kursiga Seddaxaad ee aqalka sare.

Goobjoog News