Wax Ka Ogow, Labo Dhacdo Oo Bariga Dhexe Ah Oo Maanta Caalamka Indhaha Lagu Haaayo

Waxaa ay dunida maanta indhaha ku heysaa labo arrin oo ka dhaceysa bariga dhexe, gaar ahaan boqortooyada Sacuudiga iyo Turkiga, labada arrin waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u adag.

(1). Davos -ta Saxaraha: Shirkan Maalgeshiga Sacuudiga ee looga yaqaano Davos -ta Saxaraha ama “Davos  in the Desert’, waxaa lagu wadaa inay ka qeyb-galaan 120 qof oo hadli-doona iyo 140 hey’adood oo caalami ah, waxaana xoogga lagu saari-doonaa 3 arrin: isballada maalgeshiga, Tekonolojiydda si ay u noqon karto fursad shaqo iyo in kor loo qaado awoodsiinta dadka, haddaba dunida waxa ay indhaha ku heysaa guusha iyo guul-darrada shirka maanta.

Waayo shirkan “Davos -ta Saxaraha:, arrinta Jamal Khashoggi darteed waxaa ka baaqsaday shirkado iyo shakhsiyaad ay ka mid yihiin:  Financial Times,  Bloomberg, CNN, The New York Times, Economist, CNBC, Dara Khosrowshahi oo Uber ah,  Bob Bakish oo ka socday Viacom,  Steve Case oo ah AOL  iyo madaxweynaha bangiga adduunka  Jim Yong Kim.

(2). Hadalka  Erdoğan: Maanta waxaa dalka Turkiga ka dhacay shir uu ku hadli-doono madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan, sida qorshaha yahay, waxaa uu Erdoğan sheegi-doonaa sheekada dilkii saxafiga Jamal Khashoggi billow ilaa dhammaad, arrintan oo saameyn ku leh xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga.

Goobjoog News

Related Articles

14 Comments

  1. Yeezy Shoeshttp://www.yeezy.com.co/
    Yeezyshttp://www.yeezys.us.com/
    Yeezy Shoeshttp://www.yeezysupply.us.com/
    Yeezy Shoeshttp://www.yeezy-shoes.us.com/
    Yeezy Boost 350http://www.yeezy-boost350.com/
    Yeezy Boost 350 V2http://www.yeezyboost350.us.com/
    Yeezy Boost 350 V2 Blue Tinthttp://www.yeezybluetint.com/
    Yeezy 500 Utility Blackhttp://www.yeezy500utilityblack.com/
    Adidas Yeezy 500http://www.yeezy500utilityblack.us/
    Nike VaporMaxhttp://www.vapor-max.org.uk/
    Salomon UKhttp://www.salomon-shoes.org.uk/
    Salomonhttp://www.salomons.me.uk/
    Salomon UKhttp://www.salomonspeedcross4.org.uk/
    Off White Jordanhttp://www.offwhitejordan1.com/
    Nike VaporMaxhttp://www.nikevapormax.org.uk/
    Nike React Element 87http://www.nikereactelement87.us.com/
    Nike Element 87http://www.nikereactelement87.us/
    Nike Air Vapormax Plushttp://www.nikeplus.us/
    Nike Outlethttp://www.nike–outlet.us/
    Nike Outlet Store Online Shoppinghttp://www.nikeoutletstoreonlineshopping.us/
    Nike Outlethttp://www.nikeoutletonlineshopping.us/
    Cheap Nike NBA Jerseyshttp://www.nikenbajerseys.us/
    Air Max 97http://www.nikeairmax.us/
    Air Max Nikehttp://www.max2017.us/
    Jordan Shoeshttp://www.jordan-com.com/
    Jordan 11 Concord 2018http://www.jordan11-concord.com/
    Kanye West Yeezys Boost Shoeshttp://www.cs7boots1.com/
    Cheap NBA Jerseys From Chinahttp://www.cheapnba-jerseys.us/
    Birkenstock UKhttp://www.birkenstocksandalsuk.me.uk/
    NBA Jerseyshttp://www.basketball-jersey.us/
    Balenciaga UKhttp://www.balenciaga.me.uk/
    Balenciagahttp://www.balenciagauk.org.uk/
    Balenciaga UKhttp://www.balenciagatriples.org.uk/
    Balenciaga UKhttp://www.birkenstocks.me.uk/
    Balenciaga Trainershttp://www.balenciagatrainers.org.uk/
    Nike Air Max 270http://www.airmax270.org.uk/
    Yeezy Shoeshttp://www.adidasyeezyshoes.org.uk/
    Adidas Yeezyhttp://www.adidasyeezyshoes.org.uk/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW