• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Monday, April 19, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

    Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

    Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

    Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

    Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

    Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay

    Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

  • Warbixinno

    Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

    Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

    Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Wax qabadka xukuumadda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray

      September 6, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 5 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      dhuxulow

      Wasiirka War faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay.

      Wasiirka ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin: wada tashiyada ka socda Baydhabo, U kuur galka xaalada gobollada, guulaha howl galka Bad weynta Hindiya, horumarka warbaahinta dalka, arimaha abaaraha dalka ka jira, horumarka garsoorka & arimaha dastuurka iyo dadaalka loogu jiro in garoonka diyaaradaha uu habeenkii shaqeeyo.

      Wasiirka war faafinta oo ku bilaabay hadalkiisa wada tashiyada ka socda Baydhabo ayaa yiri “Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray Baydhabo 1dii September oo uu kulamo la qaadanayey qeybaha bulshada iyo siyaasiyiinta, wasiirrada dowladda Federaalka iyo Guddiga Farsamo ee loo xilsaaray qabanqaabada shirweynaha lagu dhisayo Maamul Goboleedka Koofur Galbeed. Guddoomiyaha ayaa kulamaddii uu maalmahan la qaadanayey Madax dhaqameedka, siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada uga codsanayey sidii loo mideyn lahaa aragtiyada kala duwan oo loo taageeri lahaa qorshaha Federaalka isla markaana loola shaqeyn lahaa guddiga farsamo si loo helo aragti lagu mideysan yahay oo u horseeda deegaanka midnimo iyo wadajir.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey u kuurgalka xaaladda gobollada ayaa yiri “4tii September ayuu Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo xubno wasiiro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Hamud kormeer ku gaaray magaalada Baydhabo iyo magaalada Tayeeglow oo dhowaan laga xorreeyey kooxaha nabad-diidka ah. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa kulammo la qaadanayey ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada si ay ugu kuur galaan xaaladda deegaannadaas.

      Sidoo kale 4tii September ayaa wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku xigeen Ahna Wasiirka  Diinta iyo Awqaafta, Mudane Ridwan Xirsi Maxamed  ayaa gaaray magaalada Buulo Burde si ay ugu kuur galaan xaaladda degaannadaas oo dhowaan laga xorreeyey kooxaha nabad-diidka ah. Wafdiga waxaa kaloo ka mid ahaa Wasiiradda Arrimaha Dibedda iyo Gaadiidka iyo Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Wafdigan ayaa gaarsiiyey deegaanka raashin mucaawano ah. Ujeedada booqashooyinka mas’uuliyiinta Dowladda ayaa ah in deegaanada la xorreeyey la gaarsiiyo maamulka Dowladda isla markaana la dareensiiyo shacabka faa’iidada nabadda.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Horumarka Warbaahinta Dalka ayaa yiri “Golaha Wasiirada ayaa ansixiyey Xeerka Saxaafadda 1dii September. Xeerkan waxuu qeexayaa shuruucda u degsan saxaafadda Qaranka Soomaaliyeed, waxuuna waafaqsanyahay Dastuurka Dalka ee qodobka 18aad. Xeerkan waa mid aad loogu baahanyahay, oo si weyn uga qeybqaadanaya dib u dhiska iyo dib u habeynta hay’adaha warbaahinta Dalka, horumarka warbaahinta dalka, Kobcinta tayada warbaahin casri ah, waxuuna shaqo u abuurayaa dhalinyarada, isla markaana illaalinayaa xaquuqda suxufiyiinta Soomaaliyeed. Sharcigan waxuu ka illaalinayaa shaqsiga Soomaaliyeed in warbaahintu ku xadgudubto sharafta iyo karaamada shaqsiga. Sidoo kale 1dii September Kampala waxaa lagu soo gabogabeeyey siminaar 4 maalmood oo ay ACCORD soo qabanqaabisay kana qeyb galeen 20 saxafi oo warbaahinta gudaha dalka iyo qaar ka mid ah wariyeyaasha ku nool Kampala oo looga hadlay sidii ay warbaahinta Soomaaliyeed ay u tabin lahayd warbixinnada la xiriira dib-u-eegista dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo dowladnimada. Seminar-kan ayaa kaalin weyn ka qaadan doona sidii warbaahinta ay kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen ololaha loogu diyaar garoobayo doorasho dalka ka dhacda 2016-ka,”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Guulaha Howlgallada Badweynta Hindiya ayaa yiri “Howlgalada Badweynta Hindiya ayaa si wanaagsan u socda oo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku guuleysteen inay goobo tira badan kala wareegaan kooxaha argagaxisada ah oo ay ka mid yihiin degmada Jalalaqsi iyo goobo kale oo muhiim ah.

      Dowladda Federaalka ayaa soo dhoweysey Dilkii Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Abdi Godane oo noqonaya fursad dhanka nabadda loo qaaday. Golaha Wasiirada ayaa 2dii September soo saaray go’aamo lagu xoojinayo howlgallada dalka ka socda oo ay ka mid ahaayeen in cafis loo fidinayo kooxaha Al-Shabaab lana siiyey muddo 45 cisho ah, isla markaasna shacabka iyo culumada diinta laga codsaday inay fahamka qaldan ee diinta wacyigelin ka sameeyaan. Dowladda Federaalka wey ka go’antahay in dalka laga ciribtiro kooxaha argagaxisada ah si dalka loo gaarsiiyo nabad iyo xasilooni waarta.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Arrimaha Abaaraha dalka ka jira ayaa yiri “Guddiga heer Wasiir ee Arrimaha Abaaraha ayaa in muddo ahba waday sidii xal loogu heli lahaa abaaraha ba’an ee ka jira deegaannada Gedo, Bakol, Hiiraan iyo Galgadud. Iyadoo Bakol iyo Dolow horey loo gaarsiiyey gargaar bani’aadanimo ayaa haddana waxey diyaariyeen 280,tan oo raashiin gar-gaar ah oo la gaarsiiyey magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan 4tii September, waxaana deeqdaasi ku yaboohdey dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa ayna qeyb ka yihiin gurmadka loogu talagalay in lagu caawiyo meelaha ay abaaraha ka jiraan. 3-dii September ayaa Hay’ada Qatar Charity waxey guddigan ku wareejiyeen 5 Kontaynar oo timir ah oo loogu talagalay dadka abaaraha ba’ani heysato. Guddiga ayaa uga mahadceliyey Hay’ada Qatar Charity gurmadkan isla markaasna Guddiga waxuu markale ugu baaqay shacabka, gaar ahaan ganacsatada iyo Qurbojoogta inay gurmad deg-deg ah la soo gaaraan shacabka tabaaleysan.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Horumarka Garsoorka & Arrimaha Dastuurka ayaa yiri “Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda ayaa in muddo ahba ku howlanaa dar-dar gelinta dib u habeynta hay’adaha Garsoorka dalka oo uu baarlamaanku horey u ansixiyey Hindise Sharciyeedka Golaha Adeega Garsoorka, iyo Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista Dastuurka. Arrimahan oo ahaa tallaabooyin horey loogu qaaday dhanka fulinta waajibaadka loo igmaday Dowladda. 3dii September ayaa shaqaalaha Wasaaradda loo soo xiray tababar lagu baranayay Istiraatijiyada iyo Qorshe howleedka Wasaaradda oo mudo seddax Maalin ah Muqdisho uga socday qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda garsoorka. Ujeedada tababarkan ayaa ahaa in la dar-dargeliyo howlaha muhiimka ah ee Garsoorka iyo Dib u eegista Dastuurka oo lafdhabar u ah meel marinta Hiigsiga 2016 si dalka uu u yeesho Dastuur dhameystiran oo qorshaha wasaaraddu ay tahay in Dastuurka uu noqdo mid wacyigelin buuxda loogu sameeyey shacabka si ay shacabka u helaan fursad ay ku codeeyaan afti dadweyne”.

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey maamul u sameynta Gobollada Dhexe ayaa yiri “Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheikh Mohamud iyo Ra’iisul Wasaaraha Abdiweli Sheekh Axmed ayaa 5tii September la dar-daarmay Guddiga Farsamada ee maamul u sameynta Gobollada Dhexe si ay u dar-dargeliyaan howlaha muhiimka ah ee loo igmaday oo ay ka mid yihiin wadatashiyada bulshada deegaanka iyo diyaarinta shirweynaha dadka deegaanka ay aayahooda uga tashanayaan. Dowladda ayaa in muddo ahba waday dadaalada wadatashiga bulshada si loo dhaqan geliyo nidaamka Federaalka ee Dalka oo si xowli ah ku socda lagana sameeyey horumar ballaaran.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ugu danbeyntii ka hadlayey dadaalka loogu jiro in Garoonka Diyaaradaha uu habeenkii shaqeeyo ayaa yiri “Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Siciid Jamac Cali (Qorsheel) ayaa 3dii September kulan la qaatay ganacsatada shirkahada Duulimaadka, xubno ka socday rugta ganacsiga Soomaaliyeed, Maamulka Garoonka diyaaradaha iyo Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicholas Kay, uuna goob joog ka ahaa Wasiir ku-xigeenka Ganacsiga ayaa looga hadlay horumarinta Garoonka Aadan Cadde. Kulankani ayaa diiradda lagu saaray sidii ganacsatada Soomaaliyeed iyo Qaramada Midoobay  uga qeyb qaadan lahaayeen dib u dayactirka garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde, gaar ahaan in nalal lagu xiro halka ay soo cago dhigtaan diyaaradaha si ay ugu fududaato in diyaaaradaha garoonka Aadan Cadde ay xilliyada habeenkii ah ka howlgalaan. Kulanka ayaa la isla afgartey in si deg deg ah wax looga qabto baahiyaha ka jirta garoonka, gaar ahaan in xilliyada habeenkii ah uu shaqeeyo, maadaama isbadal amni uu ka jiro caasimadda, ayna keentay baahi ah in duulimaadyo caalami ah la helo.

      – DHAMAAD –

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Rag lala xiriirinayo Al-shabaab oo laga qabtay nawaaxiga Buur hakaba

      Next Post

      Maamullada Somaliland iyo Puntland oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-shabaab

      WARAR DHEERAAD AH

      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo
      amaanka

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021
      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay
      amaanka

      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      April 19, 2021
      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi
      amaanka

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      April 18, 2021
      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday
      amaanka

      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      April 18, 2021
      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle
      amaanka

      Muqdisho: Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Midawga Musharixiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle

      April 18, 2021
      Farmaajo Oo Soo Dhaweeyay Mudda Kordhinta Loo Sameeyay
      amaanka

      Kulankii Farmaajo iyo Beesha Caalamka Oo Fashil Ku Soo Dhamaaday

      April 18, 2021
      Load More
      Next Post

      Maamullada Somaliland iyo Puntland oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-shabaab

      Al-shabaab oo xaqiijisay geerida hogaamiyahoodii xilli ay hogaan cusub ku dhawaaqeen

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo
      amaanka

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021

      Ciidamo gaaraya ilaa 144 oo ka tirsan saraakiil...

      Farmaajo oo Looga Yeeray Afisyooni, Xalane

      April 17, 2021
      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      Crisis Group: Waa in La Helaa dhexdhexaadin saddexaad oo Looga Gudbo Caqabadaha Doorashada

      April 17, 2021
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      Yaa Baajiyey in Maamulka Farmaajo uu Weeraro Taliye Saadaq John?

      April 15, 2021
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Baarlamaanka Oo Berri Ka Doodaya Mooshin Ka Dhan Ah Doorashada

      Ugaar Goobjoog: Akhriso Magacyada iyo Saxiixa Xildhibaannada Ka Dambeeyey in Farmaajo 2 Sano Loogu Daro!

      April 14, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo

      Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya

      April 19, 2021
      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay

      April 19, 2021
      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi

      April 18, 2021
      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday

      April 18, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 449,415 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW