• Nagu saabsan
  • Nala Soo Xariir
Wednesday, April 14, 2021
English
Goobjoog News
  • Home
  • Wararka
    • All
    • Banaadir
    • Galmudug
    • Hirshabeelle
    • Jubaland
    • K/Galbeed
    • Puntland
    • Somaliland
    Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

    Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

    James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

    Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo

    Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

    Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

    Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii

  • Warbixinno

    Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

    Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

    Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

    Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

    DR.Maxamed Bilaal “Mushaar La’aanta Ciidanka Koonfur Galbeed Ayaa Sababay Wxyaabaha Qaldan Ee Ka Dhacaya Gobolada Baay & Bakool “

    Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

    Kadib Guusha Mursal, Akhriso Qorshaha Hortabinta Golaha Shacabka Iyo Shaqada Laga Sugayo

    Golaha Mursal oo Ka Doodaya Mooshin Doorasho Xilli Mucaaradka Ka Digayo

    Ciidanka Xoogga Oo Maanta Xusaya Sanad guuradii 61 Ee Ka Soo Waregatay Aas Aaskooda.

    Somalia: Mareykanka oo Dhaleeceeyey Heerka Dimoqoraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka

    Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha?

    Trending Tags

    • Ammaanka

    • Caafimaadka
      Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud

      WHO : Soomaaliya Waxa Ay Ku Guuleysatay Xakameeynta Cudurka Dabaysha

      UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona

      Dalal Xayiraad Safarka ah Kusoo Rogay UK iyo Sababta

      Dab Khasaare Dhaliyey oo Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Muqdisho

    • Ganacsiga
      Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda

      Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya

      Faroole oo Ka Digay in Fasiraad Xumo ay Ka Timaaddo Go’aannadii Shilinka Soomaaliga

      Duqa Magalada Garowe oo Bixiyey Amarro Lagu Socodsiinayo Shilinka Soomaaliga

      Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka

      Madaxweyne Deni oo Ku Baaqay Dhaqangelinta Talooyinkii Laga Soo Saaray Shilinka Soomaaliga

    • Muuqaallo
      Puntland: Gabdho Bilaabay Ciyaarista Kubadda Koleyga Oo Ay Tababarayaan Macalimiin Gabdho Ah

      Diini Maxamed Diini “56 % Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waa Kuwa Aan Haysan Shahaadada Dugsiga Sare”

      Golaha Badbaado Qaran Oo War ka Soo Saaray Xaaladda Cakiran ee dalka

      Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka?

      Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka

    • Qormooyin
      MAXAA DHACAYA HADDII AY KENYA KA QAYBGELI WEYSO DACWADA XADAYNTA BADDA EE U DHAXAYSA SOOMAALIYA IYO KENYA?

      Diidmada Kenya ee hortagidda ICJ, Xeerka Maxkamadda dhacdooyinka horey u dhacay iyo go’aanka la filan karo.

      Maalmihii Jaalle Siyaad (October 21, 1969-January 26, 1991)

      30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale!

      AMERICA: Waa Maxay Qorsha Cusub Ee Siyaasadda Dibadda Maamulka Biden

      Daahir Carab: Warbixinta HIPS Waxaa Ku Jira Khaladaad Taariikheed, Cilmi iyo kuwa khilaafsan Xaqiiqooyinka

    • Ciyaaraha
      WARBIXIN: Liverpool vs AC Milan… (Fiinaalka Champions League ee ay ka farcameen Tababarayaasha haatan, Siyaasi & Farshaxaniiste)

      Paul Pogba oo ugu dambeyntii dib u helay Baabuurkiisa qaaliga ah ee ka maqnaa 270 maalmood

      Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO

      “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller

      Kooxda Barcelona oo haddii uu ka tagayo Lionel Messi bedelkiisa ka dhex aragta dalka Jarmalka

    No Result
    View All Result

      Waxqabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii tagay (Aqriso)

      September 27, 2014
      in Wararka Dalka
      Reading Time: 5 mins read
      Share on FacebookShare on Twitter

      dhuxulow-466x250

      Wasiirka war faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

      Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin: Furitaanka Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka, Horumarka Warbaahinta Dalka, Cafiska ay Dowladda u fidisay Dhalinyarada Al-Shabaab, Arrimaha Abaaraha, Horumarka Isgaarsiinta Dalka, Wacyi gelinta Barnaamijka la dagaalanka Musuqmaasuqa iyo shirka heerka sare ee arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay Xarunta qaramada midoobey.

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka ayaa yiri

      “ 20-kii September 2014 ayuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud uu si rasmi ah u furay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa si kooban u guud maray howlihii u qabsoomay golaha shacabka afartii kal-fadhi ee la soo dhaafay, waxaana uu dhanka kale ka hadlay hindise sharciyeedyada la rabo in ay Baarlamaanku ansixiyaan kuwaasi oo muhiim u ah halka la hiigsanayo 2016-ka sida:- Federaaleynta, Shariciga guddiga doorashooyinka, sameynta asxaabta dalka, guddiga xaduudaha, sharciga jinsiyada, kaabayaasha dhaqaalaha, horumarinta Arrimaha Bulshada iyo kuwo kale. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay muhiimadda ku dhaqanka Dastuurka oo qeexaya in hay’aduhu ay kala madax bannaan yihiin isla markaasna loo baahan yahay wada shaqeyn iyo isla xisaabtan joogta ah si danaha shacabka Soomaaliyeed marwalba looga fikiro. Madaxweynaha oo Khudbad ka jeediyey Baarlamaanka ayaa Baarlamaanka ku ammaanay doorkii 4-tii kal-fadhi ee hore iyo sidii hagar la’aanta aheyd ee ay u shaqeeyeen. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdu ay horumar ballaaran ku tallaabsatay labadii sano ee la soo dhaafay, haddana loo baahanyahay in la dar-dargeliyo howlaha harsan. Madaxweynaha ayaa sheegay inaysan dhici doonin muddo kororsi oo qorshaha hiigsaga 2016 ay dowladdu diyaarineyso doorashooyin dalka ka dhaca.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Horumarka Warbaahinta Dalka ayaa yiri “24kii September ayaan tababar u furay 25 suxufiyiin oo aqoontooda iyo xirfadooda kor loogu qaadayey. Siminaarka oo ku saabsan badbaadada iyo ammaanka Wariyaha ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Daladda Midowga Warbaahinta Madaxa banaan (SIMHA), oo gacan ka heleysa Hey’adda Qaramada midoobay u qaabilsan Waxbarashada ee UNESCO. Sidoo kale Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullahi Colaad Roble ayaa 23kii September Mogadishu ku furay tababarkan saddex cisho ah oo 40 saxafi ay ka faa’iideysanayaan. Tababarkan ayaa waxaa fududeeyey Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Tababarkan ayaa waxaa qabanqaabiyey Ururka Suxuufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, waxaana goob joog ahaa Guddoomiyaha Guddiga Saxaafada ee Baarlamaanka, Mudane Cabdi Xashi Abdullahi iyo mas’uuliyiin kale. Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maxamed Ibrahim ayaa tilmaamey in ujeeddadda tababarkan ay tahay sidii xooga lagu saari lahaa habka ugu habboon ee bedqabnimada iyo sida ugu wanaagsan ee ay suxufiyiintu uga jawaabi karaan haddii dhibaato ku timaado, iyo habka tebinta haboon iyo sidii ay uga feejignaan lahaayeen wararka qatarta u leh tebintooda si naftooda iyo tan dadka Soomaaliyeedba ay uga badbaadaan faafinta wararka noocaas ah. Wasiir Ku xigeenka ayaa sheegay in Dowladdu ay dhiirigelineyso sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta suxuufiyiinta Soomaaliyeed, isla markaana ay wasaaraddu balanqaadeyso in Ururada raba iney dadka iyo dalka wax u qabtaan sida NUSOJ ama Relief International inay u fududeeyneyso tas-hiilaadka ay uga baahdaan yihiin wasaaradda iyo xukuumaddaba.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Cafiska ay Dowladda u fidisey Dhalinyarada Al-Shabaab ayaa yiri “Tan iyo markii ay Dowladdu cafis u fidisey dhalinyarada Al-Shabaab iyadoo howlgalka Badweynta Hindiya uu socdo ayaa waxaa si xowli u socda dhalinyaro fara badan oo ka faa’iideysaneysa cafiskaas oo iska soo diiwaan gelinaya Dowladda. 23kii September 2014 ayuu Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose u sheegay warbaahinta in ay diiwaan geliyeen 41 dhalinyaro oo si toos ah Dowladda isagu soo dhiibay oo ay dowladdu u sameyneyso dhaqancelin ku aadan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen nabadeynta dalka. Sidoo kale waxaa socda dadaalo ay dowladda ku gaareyso dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada gaar ahaa madax dhaqameedka si gacan loogu fidiyo dhalinyaradaas oo loogu abuuro mustaqbal wanaagsan. Ka dib dilkii hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo guulaha laga gaaray howlgalka Badweynta Hindiya ayaa waxuu keenay khilaaf maleeshiyaadka dhexdooda ah, tanoo fursad siineysa dhalinyarada sida xoogga ah loo dagaal gelinayey inay ka waantoobaan dagaalada oo ay nabadda qaataan. Dowladda ayaa waxey ka codsaneysaa caalamka in si gaar ah looga saacido sidii dhalinyaradaas loo dhaqan celin lahaa.”

      Wasiirka oo ka hadlayey Arrimaha Abaaraha ayaa yiri “22kii September 2014 Guddiga Gurmadka Abaaraha ayaa waxey kulan la qaateen Isku duwaha arrimaha Bani’aadanimo ee QM u qaabilsan Somalia Mr Philippe Lazzarini, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo ay ugu horeyso gaarsiinta gar-gaarka dadka abaartu ay ku heyso gobolada dalka. Kulanka  ka dib ayaa warbaahinta waxaa si wada jir ah ula hadlay Guddoomiyaha Guddiga ahna Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed Baafo iyo Isku Duwaha Arrimaha Bini’aadanimada ee QM Philippe Lazzarini iyagoo sheegey inay labada dhinac  si wanaagsan uga wada shaqeynayaan sidii gurmadka loo gaarsiin lahaa deegaanada ay abaaraha ba’ani ka jiraan, isla markaasna ay Dowladda Somalia iyo QM ay si wadajir ah ugu baaqeen in caalamka uu si deg-deg ah u soo gaaro dadka dhibaateysan si loo bad-baadiyo nolosha dadkaas. Waxaa la sheegayaa in caruur iyo haween ay u geeriyoodeen gaajo iyo biyo la’aan, tanoo xaalada aad murugobadan keeneysa.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Horumarka Isgaarsiinta Dalka ayaa yiri “ 22kii September ayaa Nairobi waxaa ka furmay shir labo cisho ah oo looga hadlayey Horumarinta Isgaarsiinta Soomaaliya. Shirkan waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, mas’uuliyiin ka socotay Bankiga Aduunka, Bankiga Horumarinta Afrika iyo madaxda shirkadaha isgaarsiineed ee ka jira dalka. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Maxamed Aadan Ibraahim ayaa sheegay in shirka uu yahay kii labaad ee looga hadlayo horumarinta isgaarsiinta Soomaaliya oo lagu qabto Nairobi. Wasiirka ayaa tilmaamay in bankiga aduunka iyo Bankiga Horumarinta Afrika ay dowladda Soomaaliya gacan ka siinayaan in dowlada ay awood u yeelato in ay maamusho isgaarsiinta dalka iyo in ay horumariso. Dowladda Federaalka ayaa in muddo ahba waday dadaalo iyo wadatashiyo si joogta ah loola yeelaneyey shirkadaha Isgaarsiinta si adeegyada bulshada ay u noqdaan kuwa u daneynaya shacabka, isla markaana xoojinaya Dowladnimada, wadaninimada iyo horumarka Dalka Soomaaliya.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Wacyigelinta ka hortagga Musuqmaasuqa ayaa yiri “Dowladda Federaalka ayaa 25kii September ku dhawaaqay barnaamijka Wacyigelinta La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka go’an in la dhameystiro sharciyada loo baahan yahay iyo inaan sameyno wax kasta oo looga hortagaayo. Hase yeeshee, musuqmaasuqa waxaa si dhab ah u joojin kara shacabka Soomaaliyeed. Wacyigelinta waxaa ka mid noqon doona barnaamijyo taxane ah oo laga sii deyn doono Talefishinada, Radiyoyaasha, internetka, bogoga wargudbinta (social media) iyo wargeysyada, waxaana barnaamijyadaas ka mid noqon doona macluumaad la siinayo dadka oo ku aadan waxa ay sameynayaan marka ay la kulmaan falal musuqmaasuq ah, sidoo kale waxaa la sii deyn doonaa doodo, wadahadal, barnaamijyo gaar ah, barnaamijyo dadka laga qeybgalinayo dooda oo ay soo waci karaan, kulamo guud, iyo barnaamijyo kale oo kuligood looga dan leeyahay in shacabka laga wacyigeliyo khatarta musuqmaasuqa iyo in shacabka ay ka qeybqaataan joojinta musuqmaasuqa. Sidoo kale waxaa jiri doona barnaamijyo waxbarasho oo dadka iyo ardeyda lagu barayo khatarta musuqmaasuqa iyo sida uu uga soo horjeedo maamul wanaaga iyo horumarka dalka. Waa inaan hubinnaa in carruurteeena oo ah mustaqbalka berri iyo shacabka hadda joogaba inay si fiican u ogyihiin waxa uu yahay cudurka musuqmaasuqa iyo dhibaatooyinka uu bulshada u horseedo si ay noogu sahlanaato inaan u cirib tirno, oo shacabka ay si fiican u ogaadaan waxa uu sharciga ka qabo, sida loo soo sheego falalka musuqmaasuqa ah iyo danbiyada ay muteysan karaan dadka ku kaca falal musuqmaasuq ah.”

      Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlayey Shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Somalia oo ka dhacay New York ayaa yiri “ 24kii September ayaa xarunta Qaramada Midoobay uu ka dhacay shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Somalia. Shirkan ayaa waxaa wada shir guddoominayey Madaxweynaha Somalia, Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika. Shirkan oo uu soo qabanqaabiyey Xoghayaha Guud ee QM ayaa looga hadlay horumarka siyaasadda iyo amniga Somalia, ujeedaduna aheyd in la qiimeeyo horumarkaas isla markaasna loogu diyaar garoobo doorashooyinka la qorsheynayo sanadka 2016ka. Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka warbixiyey horumarka ay Dowladdu ku tallaabsatay, dhanka siyaasadda, amniga, dib u heshiisiinta iyo dhaqangelinta nidaamka Federaaka iyo qorsheyaasha Dowladda ee dib u eegista dastuurka, dhameystirka hirgelinta nidaamka Federaalka, iyo u diyaar garowga nidaamka dimoqraadiyadda si loo hiigsado doorashooyinka 2016ka. Xogahayaha Guud iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika iyo madaxdii kale ee ka soo qeybgashay ayaa ammaanay horumarka ay Somalia ku tallaabsatay isla markaana xusay sida loogu baahan yahay in si wada jir ah loogu dhameystiro qorsheyaasha harsan si Somalia loo gaarsiiyo doorashooyinka sanadka 2016ka.

      – DHAMAAD –

      ShareTweetPin
      Previous Post

      Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya oo baaq u diray maamullada Puntland iyo Galmudug

      Next Post

      Puntland: Diyaar ayaan u nahay in la dhameeyo khilaafka ka taagan garoonka Gaalkacyo

      WARAR DHEERAAD AH

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo
      amaanka

      April 14, 2021
      amaanka

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021
      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya
      amaanka

      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      April 14, 2021
      Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo
      amaanka

      Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

      April 14, 2021
      Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey
      Madaxweynaha 9-aad

      Farmaajo Oo Saxiixay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey

      April 14, 2021
      Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii
      amaanka

      Midowga Yurub Oo Ka Digay Cunaqbateyn Uu Saaro Soomaaliya Farmaajo Dartii

      April 14, 2021
      Load More
      Next Post

      Puntland: Diyaar ayaan u nahay in la dhameeyo khilaafka ka taagan garoonka Gaalkacyo

      Kulbiyow: Cudurka Jadeecada oo soo ritay dad ka badan 40 qof (Dhageyso)

      ADVERTISEMENT

      Warbixin & Faallo

      amaanka

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021

      Mareykanka iyo Yurub ayaa si adag ugu hor...

      Xaqiiqo: Farmaajo, 4 Ballan Oo Madaxweynaha Ay Tahay In La Xusuusiyo

      Abuukaate Cabdiwaaxid: Farmaajo Xoog Ayuu Ku Fadhiyaa Madaxtooyada, 30 Sano Ayuu Doonayaa

      April 13, 2021
      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      Muqdisho: Shir u Socda Madasha Badbaado Qaran, Madaxda Puntland iyo Jubbaland ayaa jooga

      April 13, 2021
      Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

      Senator Bob Menendez: Muddo Kordhinta Waxay Khatar Ku Tahay Xasiloonida

      April 13, 2021

      Qormo & Aragti

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.
      abaaraha

      Dab Ka Kacay Isbitaalka Ku Yaal Hiniya Oo Dilay 10-Curuur ah.

      January 9, 2021

      Dab ka kacay isbitaalka galbeedka Hindiya ayaa dilay...

      Warbixin:-Hadal Jeedintii “Xaliimo Yarey” Marmarsiiyo Ma Looga Dhigan Karaa Muddo Kordhin Dadban

      July 2, 2020
      Warbixin:-Machadka Heritage Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Iyo Muddo Kordhinta

      Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama  qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta”

      May 4, 2020

      Kaydka Goobjoog

      • Trending
      • Comments
      • Latest
      Biden oo Cunaqabeynta Soomaaliya ka yiri: Waxay Khatar Ku Tahay Mareykanka

      April 2, 2021
      Dagaal Sababay Dhimashada Abaanduule Ciidan Oo Ka Socda Galmudug

      April 3, 2021
      Warbixin: Maamul Goboleedyada oo Farmaajo Kala Wareegay Hoggaanka Doorashada

      March 29, 2021
      5 Qodob Oo Sabab U Noqday In Uu Bur-buro Shirka Afisyooni

      April 7, 2021

      Wabiga Shabeelle oo ku fatahay xaafado ka tirsan Jowhar

      Maamulka degmada Balcad oo sheegay in aanu jirin Isbitaal lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka (Dhageyso)

      Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM

      Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay

      Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

      Beesha Caalamka oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo

      April 14, 2021

      Farmaajo iyo Reer Galbeed oo Kala Jeestay, Cunaqabateynta Yey Saameyn Doontaa?!!

      April 14, 2021
      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      James Duddrige: Waxaan dib u Qiimeyn Ku Sameyn Doonaa Xiriirkeenna Soomaaliya

      April 14, 2021
      Mareykanka : Wuxuu Kasoo Horjeedaa Mudda Kordhinta Farmaajo

      Mareykanka Oo Ku Hanjabay Dib U Eegista Xiriirka , Cunaqabateyn iyo Hakinta Safarada

      April 14, 2021
      Goobjoog News

      Goobjoog waa warbaahin madax bannaan, siyaasaddeeda saxaafaddeedna ay hagto baahida dad weynaha ee ku wajahan warbaahinta iyo anshaxa saxaafadda.

      Follow Us

      • Facebook
      • Twitter
      • YouTube
      April 2021
      M T W T F S S
       1234
      567891011
      12131415161718
      19202122232425
      2627282930  
      « Mar    

      Subscribe to Goobjoog via Email

      Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

      Join 448,166 other subscribers

      • Nagu saabsan
      • Nala Soo Xariir

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      No Result
      View All Result
      • Home
      • Wararka
      • Warbixinno
      • Ammaanka
      • Caafimaadka
      • Ganacsiga
      • Muuqaallo
      • Qormooyin
      • Ciyaaraha

      © Copyright 2021, All Rights Reserved

      ✕
      Goobjoog

      FREE
      VIEW