U bood dhigaalka

Weerar Ka Dhacaya Baarlamaanka Iran Iyo Qabriga Khumeyni

Sheeko:Dalka

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay  tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen weerar koox dabley ah ay hadda ku qaadeen gudaha golaha shuurada ee Iran iyo qabriga imam Khumeyni.

Warar qaar waxaa ay sheegayaan in dadka weerarka soo qaaday ay gaarayaan ilaa 3 qof, kuwaas oo rasaasta u ridaya dhinac walbo.

Wararka Oo Faah-faahsan kala soco, Goobjoog News