Weriye Gurbiye oo Berri Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir

Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, ¬†waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda¬† Cabdicasis Axmed Gurbiye. Weriye Gurbiye ayaa wajahaya dacwo uu garwadeen ka yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabduulahi Farmaajo taas oo ujeedkeedu yahay in weriyaha la aamusiyo inta xilka madaxweynaha ka dhimman. Kiiska loo … Continue reading Weriye Gurbiye oo Berri Mar Kale Hortagaya Maxkamadda Gobolka Banaadir