U bood dhigaalka

Weriye Jamal Osman ‘‘COVID 19 Sidii La Rabay Loogama Wacyi-galin Shacabka Soomaaliyeed”

Sheeko:Amniga

Tiro koob ay ka sameysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu  sheegay in  xanuunka Coronavirus  ay u dhinteen  dad kor u dhaafaysa 100 qof.

Barnaamijka Baaritaanka ee BBC Africa Eye ayaa ogaaday in dadka korona ugu dhintay Soomaaliya ay ka badan tahay  midda Dowladdu ay shaacisay.

In ka badan 2000 qof ayaa Barnaamijka BBC Africa Eye uu sheegay in fayraska Covid-19 ugu dhinteen Soomaaliya.

Weriye Jamaal Muxumed Cusmaan oo diyaariyay Barnaamijka ayaa u sheegay Goobjoog TV  in aad loo fududeystay xaalada dhabta ah ee COVID-19 ee Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Waraysi Dhinaca Skyp-ka Uu Wariye Jamaal Siiyay Goobjoog News

https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/2774662696191481/

Goobjoog News