U bood dhigaalka

Weriye Soomane oo Dammaanad Lagu sii Daayey

Sheeko:Amniga

Ururka Suxufiyiinta Puntland ee Map ayaa dammaanad ku soo dayay Wariye Cumar somane oo ay xalay xireen ciidamada booliiska ee Magaalada Garoowe.

Boolisku waxay sheegeen in loo xiray warar uu baahiyay, dhawaan cumar waxaa uu ku biiray xafiiska warfaafinta ee Madaxtooyada Puntland.

Goobjoog News