Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho

Maxamuud Cabdi Maadhiin Oo ahaa dhalinyaro ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta SOMTEL ayaa maanta lagu dilay agagaarka masjidka Xareed, Suuqa Bakaaraha ee degmada Howl-wadaag, Muqdisho.

Lama oga sababta dhabta ah, qaar ka tirsan shaqaalaha shirkadda oo la hadlay Goobjoog News waxaa ay sheegeen inuu dhac Mobile ahaa, markii uu diidayna sidaasi loo dilay.

Kooxda dilka geysatay ayaa la sheegayaa inay goobta ka baxsadeen

Dilalka ayaa ku soo badanaya magaalada Muqdisho, mana jirto dad oo qabto arrimahaas.

Goobjoog News

Related Articles

3 Comments

  1. Manchester United are running the risk of Wayne Rooney leaving Old Trafford for a cut-price fee next summer after it was revealed they have yet to make any contact with his representatives. Crunch time for United as Reds risk losing Rooney for cut-price fee with negotiations yet to start over new bumper contract

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW