Wiil Dhalinyaro Ah Oo Lagu Dilay Seybiyaano, Muqdisho

Garaad Yaasiin, oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa goordhow lagu dilay agagaarka  xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Marxuum Garaad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka tirsanaa shaqaalaha shirkadda Signjet  ee daabacaadda.

Wararka waxaa ay intaas ku darayaan  inay raggii dilka geystay ay ka qaateen Mobil uu watay.

Goobjoog News

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW